Dhalinyarada Barakacayaasha Baydhabo Oo dalbadey in Shaqa Abuur loo Sameeyo

0
67

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Marka ay dhacaan Masiibooyinka Dabiiciga ayaa waxaa ka dhasha dhibaatooyin fara badan oo siyaaba kala duwan Bulshada Saameyn uga reebta,hadana marka aad joogto Soomaaliya aad ayay u adagtahay in si fudud uga soo kabatid saameyntaas maadama Itaalka Dowlada iyo Bulshadaba uu yahay mid iska liita.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya  : – Maxamed Abukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here