Ururka Haweenka Shabeellada dhexe oo ku Baaqay joojinta dagaal beeleed.

0
81

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Ururka haweenka gobolka Shabeelaha Dhexe iyo kan degmada jowhar ayaa ugu baaqay beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deego hoostaga degmada mahadaay ee gobalka shabeelaha dhexe iyo Degmada Jalalagsi Ee Gobalka Hiiraan in la joojiyo.

Waxaa Soo jeedineysa : – maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here