Dowladda Soomaliya oo Lagu Wareejiyey Markab sida shixnad gargaar ah.

0
60

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta munaasabad kooban oo ka dhacday Dakedda Muqdisho waxa uu dowladda Ruushka kala wareegay markale markab sida shixnad mucaawino ah oo loogu talagalay dadka soomaaliyeed ee ay saameeyeen abaaraha iyo daadadkii ElNino.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here