Kenya oo sheegtay inay dooneyso nabad xilli ay xiisad kala dhaxeyso dalal badan.

0
106

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Kenya ayaa sheegtay in ay doonayso in ay horumariso nabadda Bariga Afrika, isla markaana aysan wax dhibaato ah dhex marin dalalka dariska la ah.

Isla mar ahaantaana, waxaa jira calaamado aan la dafiri karin oo muujinaya culeyska diblomaasiyadeed ee kala dhexeeya ugu yaraan afar dal oo deris la ah, oo ay ku jiraan laba dal oo dhowaan safiirradoodii uga yeertey Nairobi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here