Kulan looga hadlayey Horumarinta Korontada Oo Lagu qabtey Baydhabo

0
85

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankaan oo ahaa Aqoon-is-weydaarsiga Ku aadan Wadatashiga Daneeyayaasha Korontada Baydhabo, Ayaa waxaa looga hadlayay Korantada magaalada Baydhabo sidii loo hormarinlahaa si ay u ugu faideystaan Bulshada Magaalada gaar ahaan dib u dajinta loo Sameeyay Ee ku nool kaamamka ku yaala duleedka magalada Baydhabo.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here