Dhismo Cusub Oo Laga Bilaabay Isbitaalka Degmada Baxdo

0
77

Maamulka iyo shacabka Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud ayaa si isku tashi ah ku bilaabay dhismaha balaarinta isbitaalka guud ee Degmada Baxdo.

Isbitaalka oo ah kan kaliya ee ay degmada Leedahay ayaa noqday mid aad uyar kaasoo aan ku filnineyn shacabka maadama uu qaabilo dad badan.

Warbixintaan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Sheikh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here