Barakacayaal ku nool Baydhabo oo codsaday Gargaar Bini’aadannimo

0
111

Jowhar – ( Radio isnaay ) -Barakacayaasha Kaamka Guumusoole Oo dhawaan Soo gaaray Duleedka Baydhabo ayaa waxa dalbadeen Gargaar Bini’aadannimo.

Dadkaan Barakacayaasha ah ayaa ah kuwa dhawaan soo galay Magaalada Baydhabo kuwaasi oo ka kala yimid deegano kala duwan,waxaana soo barakicisay Abaarta mudadaan dalka ka jirta,waxaana ka dhamaaday Xoolo wixii ay dhaqan jireen iyagoo dhameystay Keydkii dalagii ay lahaayeen sidaa darteed Magaalada Baydhabo ay soo maciin bideen si ay u helaan nolol wanaagsan.

Waxa Soo jeedineysa : – Xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here