Olole Nadaafadeed Oo Laga sameeyay Magaalada Dhuusamareeb.

0
101

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururka Bulsho Bile oo ah uruur ay ku mideysan yihiin dhalinyaro aqoonyahana ah oo ka dhisan magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa magalada ka sameeyey olole nadaafaddeed oo lagu soo celiyaana bilicda magaalada, waxaana Ololaha bilic soo celinta ay ka sameeyeen Gudaha magalada.

Waxaa soo jeedinaya : – cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here