Ganacsatada Ku Iibisa Sisiinta Suuqyada Jowhar oo Soo Wajahday Suuq Yari.

0
121

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Haweenka ka ganacsada  suuqa  sisinta lagu iibiyo magaalada Jowhar ayaa quus ka muujiyay ganacsiga sisinta kadib wadooyinkii ay baabuurta soomari jireen oo biyo fadhiyaan ,waxaana lagu soo gudbiyaa waxyar oo aan badneeyn doomo oo aan waxbadan soo gudbinkarin.

Waxaa Soo Jeedineysa : – maryama Shiikh cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here