Maamulka gobolka Hiiraan oo Baladweyne kula kulmay wafdi ka socda WFP.

0
63

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdulahi Axmed Maalin, ku xigeenkiisa maaliyadda iyo siyaadda gobolka Hiiraan Xassan Ibraahim Cabdulle iyo guddoomiyaha degmada Baladweyne Cumar Cismaan Calasow ayaa xarunta qaramada midoobay ee duleedka magaalada kulan kula qaatay wafdi ka socday hay’adda cunnada adduunka ee WFP.

Waxaa Soo jeedinaya : – cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here