Kulan looga hadlayay dib u dajinta Barakacayaasha Jubbaland Oo lagu qabtay Kismaayo.

0
66

Jowhar (Radio Isnaay)- Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayay sidii dib u dajin loogu sameyn lahaa Barakacayasha ku nool gudaha magaalada islamarkana loo geyn lahaa deegaanka Luglow oo laga dhisay 138 guri.

Warbixinta Warkan waxaa soojeedinayso:- Maryamo Sheekh Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here