Biyo la’aan soo foodsaartay bulshada ku Nool Deegaano Hoostaga Matabaan.

0
88

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Xaalad adag oo dhinaca biyaha ah ayaa soo wajahday dadka iyo duunyada ku nool deegaanka Qabno oo hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ka gadaal markii ay Cilad ku timid Ceelkii Deegaanka oo ahaa Isha kaliya ee ay Biyaha ka Helaan Dadka ku Nool Qabno.

Maamulka Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan iyo kan Qabno ayaa ku baaqay in la hagaajiyo Ceelka Deegaanka si Dadka ay uga Baxaan Xaaladaha adag ee ay Sababeen Biyo La’aanta.

waxaa Soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here