Bulshada Dhoobley Oo loogu baaqay in Caruurta laga ilaaliyo Isticmaalka Baraha Bulshada.

0
102

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Aaladaha Baraha Bulshada ayaa waxaa inta badan isticmaala dhalinyrada iyadoona ay qeyb ka yihiin Ardeyda wax ka barta goobaha kala duwan ee waxbarshada.

Ardeyda wax ka dhigta Iskuulaadka ee xili danbe ku gaaro isticmaalka Baraha Bulshada ayaa sameeyn badan ka dhaxla, taasoo sababta in mararka qaar ay isaga haraan waxbarashadooda.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdiwahab cadoow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here