Cisbitaal Cusub oo Laga Hirgeliyay Degmada Bardaale.

0
66

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Bardaale ee Gobalka Baay waxaa laga daahfurey Cisbitaal cusub lagu magacaabo Hiil Hospital kaasi oo si casriyeysan loo qalabeeyay, looguna adeegi doono bulshada bardaale iyo deegaanada hoos yimaada kuwaasi oo bukaanada qaar loo soo qaadi jiray Baydhabo iyo magaalooyin kale.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here