Bulshada Ceeldheer oo codsaday in loo dhameystiro adeegyada Bulshada.

0
121

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Odayaasha iyo waxgaradka degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud oo warbaahinta la hadlay ayaa hay,adaha bixiya deeqaha ugu baaqay in kaalin ka qaataan sidii degmada loogu dhameystiri lahaa adeegyada aas-asiga ah.

Adeegyada ugu muhiimsan ee bulshada degmada Ceeldheer ay u baahanyihiin ayaa waxaa kamid ah goobo waxbarasho iyo xarumo caafimaad.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here