Sare ukac ku yimid Qiimaha Qudaarta suuqyada Jowhar.

0
141

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haweenka ka ganacsada qudaarta qalalan iyo mida qoyan ee suuqayada Jowhar  ayaa sheegay inaay  sare ukaceen qudaarta  kadib fatahaadii webiga shabeelle  ee burburisay dhamaan dalagyadii iyadoo qaarkood laga keeno ithoopia iyo yaman.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here