Koonfur Galbeed Oo Gabi ahaanba Isaga Baxday Koobka Maamul Goboleedyada.

0
236

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Koonfur Galbeed ayaa gabi ahaanba isaga baxday koobka Maamul Goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

Wasiirka dhalinyarada & ciyaaraha KGS mudane Salmaan Shuceyb Cali ayaa shir jaraa’id uu qabtay goor dhaweyd ku sheegay iney isaga baxeen tartanka

Arintan ayaa imanaysa kadib markii weerar lagu qaaday baskii ay saarnaayeen xiddigaha Koonfur Galbeed kadib kulankii ka dhacay garoonka Muqdisho Staduim.

 

 

Waxa jira dhaawacyo soo gaadhay xiddigaha Koonfur Galbeed kadib weerar lagu qaaday baskii ay saarnaayeen kadib ciyaarta.

Haatan Wasiirka dhalinyarada & ciyaaraha KGS mudane Salmaan Shuceyb Cali ayaa sheegay in kooxda Koonfur Galbeed gabi ahaan isaga baxday tartanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here