Caruurta agoonta afgooye oo loo qaybiyay lacag iyo agab waxbarasho.

0
62

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xildhibaan Maxamed Nastaro oo kamid ah xildhibaanad Dowlada faderaalka Soomaaliya ayaa deeq lacageed iyo agab waxbarasho gaarsiiyay caruurta agoonta ee ku nool degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose.

Deeqdaan loo qaybiyay caruurta ayaa waxa ay ka koobaneed lacag , Buugaag , Qalimaan iyo boorsooyiinka Waxbarashada.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here