Cudurka Duumada oo Ka Dilaacay Tuulooyin Hoosyimaada Jowhar.

0
99

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada Garsaaleey waxa ay ka mid tahay tuulooyinka hoosyimaada magaalada jowhar ee xarunta gobolka shabeellaha dhexe, dadka ku nool tuuladaasi waxaa soo wajahday xalaado caafimaad daro.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed Hilolwe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here