Man City Vs Tottenham & Isku Aadka Wareega 4-aad Ee FA Cup-ka Oo La Soo Saaray.

0
241

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxa la soo saaray isku aadka wareega 4-aad ee isku aadka wareega FA Cup-ka iyada oo ay kulamo xiiso leh ka soo bexeen.

Kulanka ugu xiisaha badan  ayaa ah midka dhexmari doona kooxaha Man City iyo Tottenham kulan ka dhici doona garoonka Tottenham.

Kooxaha kale ee Liverpool, Chelsea iyo Man United ayaa ka badbaaday in ay wareegan isku aadaan.

Kulamada wareega 4-aad ee tartanka FA Cup-ka ayaa la ciyaari doonaa 27 January oo ah bishan haatan lagu jiro.

Halkan kaga bogo isku aadka oo dhamaystiran:

Watford Vs Southampton

Blackburn Rovers Vs Wrexham

Bournemouth Vs Swansea City

West Bromwich Albion Vs Brentford or Wolverhampton Wanderers

West Ham United/Bristol City Vs Nottinhgham Forest/Blacpool

Leicester City Vs Hull/ Brigniham City

Sheffield Wednesday Vs Coverntry City

Chelsea Vs Aston Villa

Ipswich Town Vs Maidstone United

Liverpool Vs Norwich City/Bristol Rovers

Tottenham Hotspur Vs Manchester City

Leeds United Vs Plymouth Argyle

Crystal Palace/Everton Vs Luton Town/Bolton Wanderers

Newport County/Eastleigh Vs Wigan Athletic/Manchester United

Sheffield United Vs Brighton

Fulham Vs Newcastle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here