Madaxweyne Guudlaawe oo kulan dhiirigalin usameeyay Ciyaartooyda Hirshabeelle.

0
175

Jowhar – ( Radio isnaay )- Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Magaalada Muqdisho kulan casho sharaf iyo mid dhiirigelin ah ugu sameeyay Ciyaartooyda Xulka Hirshabeelle ee ka qeybgalaya tartanka Ciyaaraha dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

Waxaa Soo jeedinaya : – cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here