Mid Kamid ah Aqoonyahannada Jowhar oo Kahadlay Sida Gurmad lagu gaarsiin karo Dadka Danyarta ah.

0
138

Jowhar- (Isnaay Radio)- Sidaaan Ognahay Waxaa dib u furmay Wadooyinkii Ay Biyaha jareen Ee deegaanada hoosyimada Magalada Jowhar Kuwaasi oo mudooyinkaan Dhib lagu qabay gaarsiinta Adeegyada bulshada ay u baahanyihiin sida agabyada caafimaadka Iyo adeegyada bulshada oo baahiweyn uqabaan Dadka danta yar ee kusugan Deeganada u dhow dhow jowhar Kuwaasi oo wajahayay xaalado dhanka nolosha ah Arintaasi oo ay dadaalo farabadan muujinayay hey,adaha gargaarka ee ku shaqada leh arimahaasi Haatan Waxaa aad usoo wanaagsanaanaya Wadooyinkaasi oo mudooyinkaan  xirnaa.

mid kamid ah Aqoonyahanada degmada jowhar ayaa si wanaagsan ugu hadlay sida looga qeyb qaadan karo gargaar gaasiinta loo fidinayo Dadkaasi Beeraleyda u badan Oo dalagyadooda ku wayay roobabka iyo biyo baxada Dadka kunool deegaanada Magaalada intooda badan ah Beeraleey xoola dhaqato iyo ganacsato kuwaasi oo marmarka qaar lakulma Xaalado adag oo dhanka nolosha ah sida fatahaada wabiga shabelle iyo rooobab gooya wadooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here