Jowhar – ( Radio isnaay ) – Bulshada deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeelaha dhexe oo wada dadaalo xaruumo caafimaad iyo Xafiisyo loogu adeego bulshada ayaa maamulka Hirshabelle iyo Hay’addaha Samafalka ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan howlaha isxilqaanka ay wadaan.
Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.