Maamulka Kismaayo oo amaro cusub ka soo saaray xirashada wax walba oo wajiga qarinaya.

0
109

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Gudoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada ee degmada Kismaayo Axmed Afay Cabdi ayaa sheegay in la joojiyey xirashada wax walbo oo wajiga qarinaaya sida indho shareerka, face-mask, koofiyadaha, maadaama aysan jirin qofka wax ku qasbaayo in uu wajiga qarsado.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh CABDI.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here