Odoyaasha dhaqanka Jowhar oo Ciidamada Amaanka ku bogaadiyay ka shaqeynta Nabadda.

0
123

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Odoyaasha Dhaqanka G/sh/dhexe ayaa  qiray inaay kala shaqeeyaan  ciidamada Amaanka marka ay jiraan Beelo la heshiisiinaayo si ay usugaan Amniga.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here