Bulshada Jowhar oo Looga Digay Halista Cudurka Shuban biyoodka.

0
123

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dr maxamaed Cabdi gaalib oo ka mid ah dhaqaatiirta magaalada Jowhar ayaa ka warbixiyay cudurka shuban biyood iyo siyaabaha oo ku faafo

Waxa uu sheegay drka inuu ka bilowdo meela wasaqeeysan ee biyo fariisainka iyadoo bulshada aysan ku baraarugsaneeyn saameyntiisa.

Waxaa Soo jeedineysa ; – Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here