Kulan looga hadlayay waxqabadka Wasaaradda kaluumeysiga Jubbaland oo lagu qabtay Kismaayo

0
93

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Kallumeeysiga iyo Dhaqalaha Bulugga ah ee Dowlad goboleedka Jubbaland mudane Maxamed Cumar Buunuu ayaa manta shir gudoomiyey shirka sanadlaha ah ee ay Wasaaraddu qabato sanadkiiba mar.

Waxaa Soo jeedineysa : – Xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here