Man Unietd Oo Laga Badiyay 21 Kulan Sanadka 2023.

0
241

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kooxda Man United ayaa guuldaro ku soo xidhatay sanadka 2023 iyada oo guuldaro kala kulantay kooxda Forest Kulan ka tirsanaa horyaalka premier League.

Man United ayaa laga badiyay 21 kulan tartamada oo dhan xilli ciyaareedkan iyada oo ku jirta qaab ciyaareed aad u liita sanadka 2023.

Manchester United ayaa laga badiyay 21 kulan tartamada oo dhan 2023 – kaliya 1930 (28), 1972 (25) iyo 1921 (24) ayaa waligeed laga badiyay wax ka badan sanad gudihiis.

Kooxda Erik Ten Hag ayaa sanadka 2023 ku dhamaystay iyaga oo ku jira kaalinta 7-aad ee kala saraynta iyaga oo 11 dhibcood ka dambeeya hogaamiayayaasha horyaalka premier League.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here