Jowhar (Radio Isnaay)-Maamulaha Dugsiga Hoose dhexe iyo SARE Imaamu-shaafi ee magaaalada Jowhar Cusmaan Maxamed Nuur ayaa ka digay qataraaha baraha bulshada ee laga isticmaalo Taleefanada gacan qaadka ee Ardayda wataan.
Warbixintan warkan waxaa soojeedineyso:- Maryamo Sheekh Cabdi