Dhaqaatiirta Jowhar oo Hooyooyinka ugu Baaqay in la Ilaaliyo Waqtiga Naas-nuujinta Ubadka.

0
55

Jowhar – ( Radio isnaay )-  Naasnuujinta waxa ay ka qeyb qaadataa koriimada carruurta inkasto hooyooyinka soomaaliyeed qaarkood ay shaqeyaan, dhaqaatiirtana waxa ay shegeen in loo baahanyahay in marka uu cunuga dhasho in naaska la siiyo.

Waxaa Soo jeedineysa : – maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here