Maamulka Gobolka Banaadir Oo Lagu wareejiyay shixnad Gargaar ah.

0
76

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Sodma ayaa Maamulka Gobolka Banaadir ku wareejisay shixnad gargaar ah oo dhan 3,800 oo Tan oo u dhiganta 150 kun oo Qoys kuwaas oo loogu talagalay in la Gaarsiiyo dadka ay sameyeen fatahaadaha iyo daadadka El-Niño ee ku Nool Muqdisho iyo deeganada hoostaga.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here