Tababar ku Saabsan Curinta wadahadalka Nabdoon oo Jowhar lagu soo Gaba gabeeyay.

0
125

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababar socday lixmaalmood oo lagu baranayay Curinta wadahalada Nabdoon oo ay soo Qabanqaabisay Wasaaradda Cadaaladda Hirshabelle oo kaashaneeysa Hey,adda UNDP   iyo wasraasadda Cadaaladda dowlada dhexe ayaa  lagu soo gagabeeyay magaalada Jowhar.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here