Mashruuca U Adkeysiga iyo La qabsiga isbedelka Cimilada Oo Kismaayo lagu qabtay.

0
68

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda degaanka iyo isbedelka cimilada Jubbaland ayaa dah-furtay mashruuca u adkeysiga iyo laqabsiga isbedelka cimilada kaasi xoogga lagu saari doono dhireynta ololaha geedaha si ay door muhiim ah uga qataan bilicda magaalada iyo sugnaanta bay’ada.

Waxaa Soo jeedinaya : – cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here