Fatahaada Wabiga oo Saameeyn ku yeeshay ganacsiga degmada Mahadaay.

0
97

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar kamid ah Deegaano ka tirsan magaalada jowhar ee caasimada dowlad goboleedka hirshabele waxaa hareereyay biyo kuwaasi oo saameeyay dalagyada qaar ee ay beerteen datka kusugan deeganadaasi.

waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here