Natiijada doorashadii ka dhacday Congo oo lagu wado in la shaaciyo maanta.

0
69

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka doorashada ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa sheegay in natiijadii ugu horreysay ee codbixinta la daabici doono Jimcaha maanta kadib markii codbixinta ay hareysay fowdo iyo dhibaatooyin dhanka saadka ah.

Codbixinta ayaa maalintii labaad lagu kordhiyey qaar ka mid ah gobolada dalka, kadib markii Arbacadii dib u dhac uu ku yimid.

Dhawr ka mid ah musharixiinta madaxweynaha ee mucaaradka ayaa ku baaqay doorasho cusub, iyagoo ka cabanaya maamul xumo baahsan, qalab khaldan iyo wax isdaba marin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here