Mashruuca taakuleeynta Kaluumestada Oo lagu qabtay Berbera.

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Berbera ayaa laga daahfuray mashruuca taakuleynya kaluumeysatada Soomaliland.

Madasha lagu daahfurayay mashruucaan ayaa waxaa goobjoog ah Agaasimaha guud ee wasaaradda kalluumaysiga iyo harumarinta xeebaha maamulka magaalada Barbera iyo xubno kamid ah kaluumeysatada Barbera.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here