Dhalinyarada ku shaqeysata xirfadda harqaanka oo Jowhar ku soo badanaya.

0
76

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyaro badan oo jowhar ku nool ayaa la yimid xirfaddo kala duwan waxeey  ku maaareeyaan nolosha reerka iyo tooda intaba, sidoo kale waxeey ku dhiiradeen  inaay dhaqaale  ka soo saaraan  tolista Harqaanka si ay uga maarmaan shaxaadka.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here