Imtixaan lagu qaadanayo howlwadeenno Caafimaad oo lagu qabtay Aadan Yabaal.

0
101

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Isku duwaha mashruuca Damal caafimad ee Hirshabelle Ahmed Sheikh Ali Ahmed iyo guddoomiyaha degmada Aaden-yabal Cali Omar ayaa si wada jir ah u furay Imtixaanka shaqaalaha Isbitaalka degmada.

Waxaa Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here