Ceel riig ah oo laga dhagax dhigay deegaanka Waabweyn ee gobolka Hiiraan.

0
46

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Iskuduwaha wasaarada tamarta iyo kheeyraadka Hirshabeele ee gobolka Hiiraan Cawil Maxamed Jibriil ayaa ceel riig ah ka dhagaxdhigay deegaanka Waabweyn ee gobolka Hiiraan.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here