Qaar kamid ah Qoysaska Barakacayaasha kunool Jowhar oo wajahaya Xaalad dhinaca Nolasha ah.

0
101

Jowhar-(Isnaay Radio)- Kaamka Biyaaso ee Magaalada Jowhar waxaa kunool Dad Danyar ah kuwaasi oo u badan kuwa kasoo barakacay Deegaanno hoosyimaada Magaalada Jowhar.

Guddoomiyaha Kaamka Isnaay Biyaaso oo Lahadlay Isnaay Radio ayaa Sheegay in dadka Kunool Kaamkaasi ay ubaahanyihiin Gurmad Deg deg ah Waxaana uu codsaday in gargaar deg deg lagaarsiiyo Dadkaasi.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedinaya:- Maxamed Nuur xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here