Olole lagu Buufinayo kaneecada oo laga bilaabay Magaalada Baladweyne.

0
90

Dhalinyaro isxilqaamay oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa Olole buufin ah ka bilaabay Magaalada Baladweyne kadib markii inta badan Xaafadaha ay kabaxeen biyaha.

Qeeybo kamid ah Waaxaha ay ka koobnayihiin Xaafadaha Kooshin iyo Xaawo -Taako ayeey Dhalinyaradu ka bilaabeen Ololaha buufinta Cayayaanka ka dhashay Biyaha Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

Warbixintaan waxaa inoo soo Jeedineeysa:- Maryama Shiikh cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here