Deeq daawo ah Oo Lagu wareejiyey Maamulka Isbitaalka Deegaanka Janaaale.

0
42

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa waxa ay deeq Daawo ah ku wareejisay Maamulka Isbitaalka Deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeeladda Hoose.

Waxaa Soo jeedinaya : – maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here