Jowhar – ( Radio isnaay ) – Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdulahi Axmed Maalin Sufurrow ayaa si rasmi ah u daah furay dib u dayactir lagu sameynayo wadada laamiga ee dhaxmarta bartamaha magaalada Baladweyne taasoo waxyeelo ay u geysatay fatahaadii ku dhufatay magaalada.
Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.