Dhalinyarada ku Shaqeysata Xirfada Dhar Tolista Oo Ku Soo Badanaya Jowhar.

0
89

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Tolista dharka waa xirfad ay la yimaadan dhalinyarada qaar ee soomaaliyeed rag iyo dumarba taas oo ay qeyb weyn ka qaadata isku filnaanshahooda.

Waxaa Soo Jeedinaya : – Maxamed nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here