Maamulka Gobolka Hiiraan oo ku baaqay in laga qeybqaato dayactir ka isbitaalka guud ee gobolka.

0
48

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Gudomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin Sufurow oo warbaahinta kula hadlay gudaha isbitaalka guud ee gobolka ayaa sheegay in xaalad adag uu wajahayo isbitaalka.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here