Hirshabeelle oo Heshiis Nabadeed Dhex Dhigtay Beelo Wada Dega Tuulooyin Hoosyimaada Jowhar.

0
57

Jowhar – ( Radio isnaay ) – MaaamulkaJowhar ayaa Waxa uu Heshiis nabadeed dhex dhigay Beelo walaalo ah oo horay dagaal ugu dhex maray degaano hoos tago Degmada Jowhar kuwaasi oo wada daga tuulooyinka Baaroow & Mareerey.

Waxaa Soo jeedineysa : – xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here