Bulshada Baydhabo Oo Laga Wacyi gelinayo Xaalufka dhirta

0
56

Jowhar (Radio Isnaay)- Bulshada Soomaaliyeed ayaa inta badan Faham wanaagsan ka heysanin waxyaabaha keena Isbedelka Cimilada, waxayna jaraan dhirta qoyan iyagoo siyaaba kala duwan u isticmaalaya qaarkoodna laga maarmi karo.

Si Bulshada loo gaarsiiyo Wacyigelin balaaran ee ku saabsan waxa keena Isbedelka Cimilada ayaa Ururka Arlaadi Invermental and Human Rights, u qaadeen talaaba Arintaas ay Bulshada ku gaarsiinayaan dhibaatada ay leedahay Jarista dhirta,Sida uu sharaxayo Gudoomiyaha Ururka Arlaadi Invermental and Human Rights Abdacasiis Shekh Nuurow.

Warbixinta Warka waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here