Jowhar (Radio Isnaay)- Masuuliyiin katirsan Maamulka degmada Jowhar ayaa Waxa ay ka qeyb galeen kulanka 16-ka maalin ee ka hortaga tacadiga loo geysto Haweenka iyo Caruurta.
Gudoomiyaha Ururka Dhalanyarada iyo Gudomiyaha Ururka Haweenka gobolka Sh/dhexe ayaa Waxa ay shegeen in malintaani ay muhiim u tahay Haweenka somaliyeed
Warbixinta Warka waxaa soojeedineyso:- Xaliimo Cali Ibraahim