Wasaaradda Gargaarka Hirshabelle Oo Deeq Raashin ah Gaarsiisay Bulshada Degmada Jalalaqsi

0
80

Jowhar (Radio Isnaay)- Wasaarada gargaarka Maareynta Masiibooyinka Hirshabelle ayaa deeq gargaar ah gaarsiisay dadka ay fatahaada ku sameeysay Degmada Jalalaqsi.

madasha lagu qeybinayey deeqda waxaa goob joog ahaa mas’uuliyiin katirsan Wasaarada Maareynta Masiibooyinka Hirshabelle,iyo kan degamada Jalalaqsi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here