Culimada Baladweyne oo ku baaqay in la caawiyo dadka ay saameysay fatahaada.

0
76

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sheekh Cumar Saalax Madoobe oo kamid ah culimada Magaalada Baladweyne ayaa ku baaqay in la caawiyo shacabka ay saameysay fatahaada Baladweyne.

Waxaa Soo jeedinaya – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here